Kansarka waxa uu keenaa in unugyadu u kala qaybsamaan si aan la xakamayn karin. Tani waxay keeni kartaa burooyin, waxyeelo soo gaarto habka difaaca jirka, iyo daciifnimo kale oo keeni karta dhimasho. Kansarka wuxuu saameyn karaa qaybaha kala duwan ee jirka, sida naasaha, sambabada, qanjirka 'prostate', iyo maqaarka. Kansarku waa erey ballaadhan. Waxay qeexaysaa cudurka ka dhasha ...
Sii akhri